Jacaylku Qasab Maaha!

Jacaylku Qasab maaha!! Dumarka lagu qasbi karo nin aanay rabin, ninkana sidoo kale laguma qasbi karo gabadh aanu rabin

Ninkii ugu nasiibka xumaa!

Qisadii Maanta: Qisadeenu maanta waxay ku saabsiisantahay (Ninkii ugu nasiibka xumaa). Waxa la dhihi jiray magiciisa Duwys Al-madani. Duways ayaa...

Cayilka iyo Buurnida

Cayilku waa dhibaato haysata caalamka oo dhan, dadka soomalida waxa lagu tiriyaa in 21% wax ka badan ay la...

Xaasidku naftiisu xaasidaa!

Waxa jiray nin wasiir u ahaa dawladii Mucatsim ee Cabaasiyiinta, wuxuuna ahaa nin xaasida. Maalintii danbe ayuu Khalifkii oo...

Qabyaaladii Abujahal

Qisadii Maanta: Ma Ogtahay in gaalkii Abujahal qirsanaa in nabi Muxamed (scw) yahay rasuul kayimi xaga Alle, balse islaamnida...

Ma Rabtaa Khayr iyo Wanaag

Hadii aad maqaalkan akhrido, sidoo kalena aad fuliso waxaad helaysaa khayr iyo wanaag aad u badan.

Sanamka Safiya

Sanamka Safiya ayaa noqday sanamkii ugu horeeyey ee la siiyo dhalashada dal ku yaala Aduunka

Sigaarku ma cabitaan wanaagsanbaa?

Sigaarka iyo maandooryayaashu waxay khatar ku yihiin nolosha aadamaha. Sanadkasta waxa cudurada sigaarku sababo u dhinta in kabada 6...

Dayax Madoobaadka

Maxaa keena Dayax Madoobaadka? Mala ogaan karaa goorta dayaxu madoobaanayo? Maxay diinta Islaamku ka qabtaa arrintaas?

Daawo loo helay Bidaarta

Camaliyada beerista timaha ee dabiiciga ah ayaa dib usoo celinaysa timahaagii bidaartu kaala tagtay!

Qaabka loo nidaamiyo Waqtigaaga

Dadka Aduunka ugu saamaynta badan iyo kuwo ugu dhaqaalaha badan waxay nidaamiyaan waqtigooda, waxayna noloshooda ku jiheeyaan qorshayaal cadcad.

Fitnooyinka Aakhiru Zamaanka

Fitnooyinka Aakhiru Zamaanka: عن عبد الله بن عمر يقول: كُنَّا قُعُودًا عِنْدَ رَسُولِ اللَّهِ فَذَكَرَ الْفِتَنَ فَأَكْثَرَ فِي ذِكْرِهَا حَتَّى ذَكَرَ فِتْنَةَ...