Tafsiirka Suuratu Alcalaq

Tafsiirka Suuratu Alcalaq Qeybta 1 aad. Sababtii ay kusoo dagtay: Suuratu Alcalaq waa suuradii ugu horeysay ee kusoo dagta nabi Muxamed (scw) isagoo jooga godkii Qaarul Xiraa ee magaalada Makkah, waxa u yimid Malaku...

Tafsiirka Suuratu Alqadri

Tafsiirka Suuratu Alqadri: Suuradan waa suurad wayn oo kawaramaysa fadliga uu leeyahay habeenka laylatul qadriga ee Ilaahay qadaro maqaadiirtiisa sanadkiiba hal mar, waxay kaloo tilmaamaysaa in Ilaahay soo dajiyey Quraanka wayn isagoo dhamaystiran habeenkan...

Tafsiirka Suuratu Albayyinah

Tafsiirka Suuratu Albayyinah: Suurada Albayyinah waxay kusoo dagtay magaalada Madiina, waxayna ka koobantahay 8 aayadood, 103 kalimood iyo 394 xuruuf. Suuradan waxay ka waramaysaa masiirka gaalada Ehlul Kitaabka ah iyo gaalada Mushrikiinta, sidoo kalena...

Tafsiirka Suuratu Zulzilat

Tafsiirka suuratu Zulzilat: Suuratu Zulzilat waa suurada 99 aad ee Quraanka, waxayna kusoo dagtay magaalada Makkah, waxyna ka koobantahay 8 aayadood, 39 kalmadood iyo 156 xuruufood. Suuradan waxa la soo arooriyaaa in akhrinteedu u...

Tafsiirka Suuratu Alcaadiyaat

Tafsiirka Suuratu Alcaadiyaat: Suurada Alcaadiyaat waa suurada 100 aad ee tartiibta suuradaha Quraanka, waana suurad kusoo dagtay magaalada Makkah, waxayna ka koobantahay 11 aayadood, 44 kalimadood iyo 164 xuruufood. Fasirka macnaha aayadaha Suurada: وَالْعَادِيَاتِ...

Tafsiirka Suuratu Al-Qaarica

Tafsiirka Suuratu Alqaarica: Suuratu Alqaarica waa suurada 101 ee suurada Quraanka, waa suurad kusoo dagtay magaalada Makkah, kana kooban 11 aayadood, 40 kalimadood iyo 158 xuruuf. Suuradan waxay ka warramaysaa xaalada dadka ee Maalinta...

Tafsiirka Suuratu Al-takaathur

Tafsiirka Suuratu Altakaathur: Suurada Altakaathur waxay kusoo dagtay magaalada Makkah, waa suurad ka kooban 8 aayadood, 28 kalimadood iyo 122 xuruuf. Waa suurad ka hadlaysa masiirka dadka ku mashquula isugu faanka xoolaha iyo ubadka,...

Tafsiirka Suuratu Alcasri

Tafsiirka Suuratu Alcasri Suuratu Alasri waa suurad kusoo dagtay magaalada Makkah, waanas suurad ka kooban 3 aayadood, 18 kalimadood iyo 70 xuruuf. Suuradan waxay kamid tahay suuradaha ugu yaryar ee Quraanka, waana suurad koobsanaysaa...

Tafsiirka Suuratu Al-Humazah

Tafsiirka Suuratu Al-Humazah Suuratu Humazah waxay kusoo dagtay magaalada Makkah, waxayna ka koobantahay 9 aayadood, 35 kalimadood iyo 133 xaraf. Sababta ay kusoo dagtay: Waxa la sheegaa in Suuradan kusoo dagtay ninka la dhaho...