Jannada Raxmaanka 21aad┇Sidee loo toobad keenaa?
Ardayga baranaya cilmiga ومن سلك طريقا يلتمس فيه علما سهل الله له به طريقا إلى الجنة ”Qofkii raaca jid uu
Ardayga baranaya cilmiga ومن سلك طريقا يلتمس فيه علما سهل الله له به طريقا إلى الجنة ”Qofkii raaca jid uu
jannadu waa qaali hadaba maxaa lagu galaa? asbaabta lagu galo jannada.
Maxaa Janno lagu galaa? Iimaan iyo Camal Saalixa: إِنَّ الَّذِينَ آمَنُوا وَعَمِلُوا الصَّالِحَاتِ كَانَتْ لَهُمْ جَنَّاتُ الْفِرْدَوْسِ نُزُلًا ﴿١٠٧﴾ ”Kuwa
Nicmada ugu wayn ee Jannada Raali ahaanshaha Rabbi: Ruuxa mu’minka ah markuu jannada galo ee uu arko nicmooyinka Ilaahay ku
Ragga iyo Dumarka keebaa ku badan Jannada? Caruurta gaaladu xagay tagaysaa? Caruurta saqiirtay xagay joogaan?
Wada Sheekaysiga Ehelka Jannada iyo ehelka Naarta: Wada sheekaysiga ehelka Jannada dhexdooda: halkan ka daawo ama hoos ka akhriso: Marka
Jannadu ayadoo ay tahay goob lagu raaxaysanayo oo qofkii galaa aan waligii dhib arkayn, ayay haddana kala darajo sarreysaa.
Jannada waxa ka baxa dhir aad u waaweyn oo midabkoodu cagaar daran yahay. Hadhka dhirtu waa kuwo fidsan
Jannada Raxmaanka waxa Ilaahay ku diyaariyey guryo, qasriyo iyo taandhooyin kala duwan.
Ehelka Jannadu ayagoon gaajo, harraad, bacad, kulayl iyo qabow aanu qabanaynin ayaa haddana la siinayaa cuntooyin iyo cabitaano.