Saxaabadii Rasuulka scw u adeegi jiray
Waxa jira saxaabo badan oo nabiga scw u adeegi jiray kuwaasoo ku guulaystay in loogu yeedho adeegayaashii Rasuula scw, waxayna
Waxa jira saxaabo badan oo nabiga scw u adeegi jiray kuwaasoo ku guulaystay in loogu yeedho adeegayaashii Rasuula scw, waxayna
Seefihii Rasuulk scw Nabigu scw wuxuu lahaa sagaal seefood oo kala ah Ma’suur. Casab. Dul Fiqaar. Qalciy. Battaar. Xataf. Rasuub.
Hadaad ku riyooto Rasuulkii Ilaahay waxaad aragtay isagii sababtoo ah shaydaanku iskuma matali karo, sidaa darteed waa inaad taqaanaa suuradii rasuulka scw.
Awoowgii oo kafaalo qaatay: Cabdulmudallib ayaa soo celiyey nabiga (scw) markii ay hooyadii dhimatay, waanu u jidh naxay wiilkan yar
Dhalashadii Nabiga (SCW) Nabigu (scw) wuxuu ku dhashay magaalada barakaysan ee Makkah, maalin isniineed oo bishu rabiicu al-awwal ay tahay
Abraha iyo dumistii Kacbada Abraha wuxuu ahaa nin Xabashiya oo badhasaab ka ahaa wadanka Yamen, wuxuu xaasidnimo u hayey carabta
Xaaladii Bulsho ee Carabta Islaamka kahor Nolosha Carabtu waxay ahayd mid ku fadhida jahli iyo aqoon darro, waxa dhici jiray
Xaaladii Diimeed ee Carabta: Dadkii carbeed ee deganaa magaalada Makkah, waxay haysteen diintii nabi Ibraahiim ee tawxiidka, hase ahaatee waxa
Qabiilooyinkii Carbeed iyo Qoyskii Rasuulka (scw): Carabtii reer Qaxdaan: Carabtu asal ahaan waxay ka soo jeedaan qabiilka faca wayn
SIIRADII XABIIBKA (SCW) Waxaan ka waramaynaa Rasuulkii Ilaahay, adoonkii wanaagsanaa uguna khayrka badnaa basharka, waa Sayidka awlaada Nabi Aadam, waa