Kitaabka Arbaciinka (Afartanka Xadiisk) oo ku qoran Afsoomaali
Kitaabkan Arbaciinka (Afartanka Xadiis) wuxuu ka koobnaa afartan iyo laba xadiis, kadibna Ibnu Rajab Alxanbali ayaa ku daray sideed xadiis oo kale, wadarta guudna wuxuu noqday konton xadiis, hadana wali wuxuu wataa magicii afartanka...