Ducooyinka ka hortaga cudurada sida cudurka Coronavirus.
Maxaad ku ducaysanaysaa si aad Ilaahay uga magan gasho cudurka Coronavirus iyo wixii lamida
Maxaad ku ducaysanaysaa si aad Ilaahay uga magan gasho cudurka Coronavirus iyo wixii lamida
Duco kahortagaysa musiibooyinka idanka Ilaahay oo aad Ilaahay ku baryayso maalintii iyo habeenkiiba
Ducada qofka ay culaysisay Dayntu: عَنْ عَلِيٍّ رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُ أَنَّ مُكَاتَبًا جَاءَهُ فَقَالَ : إِنِّي قَدْ عَجَزْتُ عَنْ كِتَابَتِي
Qofka muslimka ah ee buka waxa loogu ducaynayaa: لا بأس طهور إن شاء الله Laa ba’sa dahuurun inshallah Dhib majirto
Caruurtu waa irsaaqada Ilaahay bixiyo oo uu siiyo ciduu doono. Waalidkuna waxay ku dadaalaan in ubadkooda aan wax dhibaato ah
Hadii ay dhacdo wax aanad raali ka ahayn ama musibo aanad filanayn ay timaado, waxaad ku ducaysanayaa sidan: “ قدر الله
Markaad rabto inaad shaydaanka iska fogeyso waxaad dhibkiisa ka magan gashaa Rabbi subxaanahu wa tacaala. ” الاستعاذة بالله منه “ ”
Qofka ibnu Aadamka ah wuu danbaabi karaa, waxaana ka dhici kara qalad iyo gafaf badan, hase ahaatee waxa ugu fiican
Ducada marka arrimuhu kugu adkaadaan: Marka arrimuhu kugu adkaadaan sida waxbarashada, shaqada iyo dhibootooyin qoyska ah, waxaad ku ducaysataa ducadan
Ducada markaad ku dhex waswaasto salaada dhexdeeda iyo Quraan akhrinta, maxaad ku ducaysanaa ?