Ducada qofka ay culaysisay Dayntu:

عَنْ عَلِيٍّ رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُ أَنَّ مُكَاتَبًا جَاءَهُ فَقَالَ : إِنِّي قَدْ عَجَزْتُ عَنْ كِتَابَتِي فَأَعِنِّي ؟! قَالَ : أَلَا أُعَلِّمُكَ كَلِمَاتٍ عَلَّمَنِيهِنَّ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ ، لَوْ كَانَ عَلَيْكَ مِثْلُ جَبَلِ صِيرٍ دَيْنًا أَدَّاهُ اللَّهُ عَنْكَ ؟! ، قَالَ : قُلْ : ( اللَّهُمَّ اكْفِنِي بِحَلَالِكَ عَنْ حَرَامِكَ وَأَغْنِنِي بِفَضْلِكَ عَمَّنْ سِوَاكَ ) رواه الترمذي (3563) ، وحسنه الألباني في صحيح الترمذي .

Cali Ilaahay raali haka ahaadee waxa laga wariyey in adoon u yimid oo uu ku dhahay: waxaan awoodi waayay inaan iska bixiyo lacagtii la igu xorayn lahaa ee i caawi? Wuxuu yiri: maku baraa ereyo uu i baray rasuulkii Ilaahay (scw) hadii lagu leeyahay buurta Siir oo dayn ah uu Ilaahay kaa bixinayo? Wuxuu yiri: waxaad dhahdaa: Ilaahow xalaashaadu ha igaga filnaato xaaraantaada, igana maaran sii dadka kale fadligaaga darteed Tirmadi ayaa soo wariyey, waxa taxsiiniyey sheekh Albaani.

Ducada oo ku qoran Afsoomaali:

Allahumma akfinii bi xalaalika can xaraamik, wa aqninii bi fadlika camman siwaak