Ducooyinka ka hortaga cudurada sida cudurka Coronavirus.
Maxaad ku ducaysanaysaa si aad Ilaahay uga magan gasho cudurka Coronavirus iyo wixii lamida
Maxaad ku ducaysanaysaa si aad Ilaahay uga magan gasho cudurka Coronavirus iyo wixii lamida
Duco kahortagaysa musiibooyinka idanka Ilaahay oo aad Ilaahay ku baryayso maalintii iyo habeenkiiba
Ducada qofka ay culaysisay Dayntu: عَنْ عَلِيٍّ رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُ أَنَّ مُكَاتَبًا جَاءَهُ فَقَالَ : إِنِّي قَدْ عَجَزْتُ عَنْ كِتَابَتِي
Fadliga Ducooyinka Ilaaaha korreeya wuxuu yiri: { فَاذْكُرُونِي أَذْكُرْكُمْ وَاشْكُرُواْ لِي وَلاَ تَكْفُرُونِ } {i xusa aan idin xusee
Ayadoo qallihii ramadaanka la igu leeyahay ma soomi karaa tobanka maalmod ee bisha Dulxajj ama maalinta Carafo oo kaliya
Qofka muslimka ah ee buka waxa loogu ducaynayaa: لا بأس طهور إن شاء الله Laa ba’sa dahuurun inshallah Dhib majirto
Caruurtu waa irsaaqada Ilaahay bixiyo oo uu siiyo ciduu doono. Waalidkuna waxay ku dadaalaan in ubadkooda aan wax dhibaato ah
Sixirku waa danbiyada waawayn ee ay ku kacaan sixiroolayaashu, kuwaasoo adeegsada jinka iyo shayaadiinta.
Calaamadaha Sixiroolaha lagu yaqaano: Sixiroolaha waxa lagu yaqaana dhawr calaamadood oo ka muuqda, waxaana ugu muhiimsan inuu sheegto ama ay
Hadii ay dhacdo wax aanad raali ka ahayn ama musibo aanad filanayn ay timaado, waxaad ku ducaysanayaa sidan: “ قدر الله