Ducada aad ku eryeyso Shaydaanka iyo Waswaaskiisa
Markaad rabto inaad shaydaanka iska fogeyso waxaad dhibkiisa ka magan gashaa Rabbi subxaanahu wa tacaala. ” الاستعاذة بالله منه “ ”
Markaad rabto inaad shaydaanka iska fogeyso waxaad dhibkiisa ka magan gashaa Rabbi subxaanahu wa tacaala. ” الاستعاذة بالله منه “ ”
Qofka ibnu Aadamka ah wuu danbaabi karaa, waxaana ka dhici kara qalad iyo gafaf badan, hase ahaatee waxa ugu fiican
Ducada marka arrimuhu kugu adkaadaan: Marka arrimuhu kugu adkaadaan sida waxbarashada, shaqada iyo dhibootooyin qoyska ah, waxaad ku ducaysataa ducadan
Ducada markaad ku dhex waswaasto salaada dhexdeeda iyo Quraan akhrinta, maxaad ku ducaysanaa ?
Ducada la akhristo marka dayntu kugu cuslaato: Ducada 1aad: اللهم اكفني بحلالك عن حرامك ، وأغنني بفضلك عمن سواك Allahumma
Calaamadaha Isha ama cawrida iyo qaabka loo cilaajiyo isha la garanayo cidii wax cawriday ama ilaysay.
Halkan waxaan kusoo bandhigaynaa ruqyada sharciga ah, kuwaasoo isugu jira aayadaha Quraanka iyo ducooyin saxiixa ee kusoo arooray sunnada
Bismillah: Ducadan waa duco uu Rasuulkii Ilaahay (scw) ina baray oo lagag baxayo faqriga inshallah, sidoo kalena kordhinaysa irsaaqada iyo
Ducada aragtida bisha Ramadaan: ” الله أكبر ،اللهم أهلِه علينا بالأمن والإيمان ، والسلامة والإسلام ،والتوفيق لما تحب ربنا وترضى
Ilaahay (swt) ayaa u dardaarmay insaanka inay waalidkood kula dhaqmaan wanaag iyo khayr, xitaa hadii ay yihiin waalid gaal ah,