Markaad rabto inaad shaydaanka iska fogeyso waxaad dhibkiisa ka magan gashaa Rabbi subxaanahu wa tacaala.

” الاستعاذة بالله منه “ ” الأذان” الأذكار وقراءة القرآن

“Ilaahay ka magangal sharka shaydaanka” “Akhriso aadaanka” “Xus ilaahay oo akhriso Quraanka”

Waxaad ku celcelisaa shaydaan iska naarida, badsana xuska Ilaahay iyo akhrinta kitaabka Ilaahay