Gabadhu ayadoo Mikyaaj (makeup) marsan ma tukan kartaa Salaada?
Hadii ay wayso qabto kadibna ay marsatay Mikyaaj wajigeeda ama gacanteeda ay ku taabatay wax dhibaato ah maleh, wax saamayn
Hadii ay wayso qabto kadibna ay marsatay Mikyaaj wajigeeda ama gacanteeda ay ku taabatay wax dhibaato ah maleh, wax saamayn
Sanka in gabdhuhu ay duraan oo ay gashtaan dahab iwm waxay ku xidhantahay dhaqanka wadankaas. Soomaalidu badanaa ma gashtaan, ayagu
Dumarkii Ragooda ka sheekaynayay. Xadiiska Umu Zarci oo ah xadiis dheer oo hooyadeen Caasha soo warinayso wuxuu ka warramayaa sheeko
Su’aal: Waa maxay xukunka gabadha ninkeeda faafisa sirtiisa iyo ninka faafiya sirta xaaskiisa? Jawaab: Waa waajib in lamaanaha is qabaa
gabadhu hadii ay ninkeeda been u sheegto ayadoo ku raali galinaysa ama ku dhawraysa dareemayaashiisa dhib malaha, waxaana u daliila
Hadii ilmaha uurka ku jiraa ka yaryahay afartan maalmood oo aan lagu afuufin ruuxdii ma banaantahay in lasoo tuuro?
Guurka gabi ahaanba ma diidi karaa? Hadii waalidkaygu igu qasbo guur anigoon diyaar u ahayn ma aqbalayaa mise waan diidi karaa?
Waa maxay xukunka in ninku xaaskiisa uga tago xaga danbe ama gadaal? Hadii ay xaaraan tahay maleedahay kafaaro gud? Xaasku miyey ku furmaysaa?
Su’aal: Ninku ma iska eegi karaa gabadha uu rabo inuu guursado? Waa maxay shuruudaha ku xidhan fiirsashadaas? Jawaab: Ninka way
Waa maxay xukunka in gabadhu ay xidhato taajka cad ee arooska? Ma dhaqan gaaleebaa mise dumarka muslimiintu way xidhan karaan?