Kooxdii ugu khatarsanayd taariikhda Muslimiinta| Xashaashiin
Kooxdii ugu khatarsanayd ee soo marta taariikhda Islaamka, waa kooxda loo yaqaano Xashaashiin. Waxay ku caanbaxeen shirqoolo loo maleego madaxda
Kooxdii ugu khatarsanayd ee soo marta taariikhda Islaamka, waa kooxda loo yaqaano Xashaashiin. Waxay ku caanbaxeen shirqoolo loo maleego madaxda
Radinta Shiicada: Shiicadu waxay sheegtaan in nabigu (scw) u dardaarmay saxaabada in Cali ibnu Abudaalib (Rc) uu yahay khaliifka kadanbaynaya isaga.
Shiicadu waxay dadkooda ka qaadaan xoolo gaadhaya boqolkiiba labaatan, waxaana qaata wadaadka shiiciga ah ee soo cimaamadaystay ayagoo dadka khiyaamaynaya.
Radinta shubuhaatka Shiicada 2aad: Dhaxalkii Faadima. Nabiga Muxaxmed (scw) markii uu geeriyooday wuxuu ka tagay dhulka loo yaqaano Fadak oo
Radinta shubuhaatka Shiicada 1aad: Bismillah, kadib markii aan soo bandhignay taariikhda iyo caqiidada shiicada waxa haboonaatay inaan radino shubuhaatka shiicada
Caqiidada Shiicada Shiicadu waxay tiirka ugu wayn diinta Islaamka ka dhigeen waxa loo yaqaano (imaamnimada) ama (wilaayada). Maxay kala yihiin
Mahdiga Shicada iyo yaabkiisa: Ugu horeyn shiicada aan ka hadlayno waa shiicada loo yaqaano Raafidada ama rumaysan laba iyo tobanka
Shiicada iyo Tawxiidka: Macnaha Tawxiidka iyo Shirkiga: Tiirka ugu wayn ee diintan Islaamku waa tawxiidka oo macnihiisu yahay: in Ilaahay
Taariikhda Shiicada iyo Qeybahooda: Ilaahay (swt) sunooyinkiisa waxa kamida in dadku ay is khilaafaan si la isugu imtixaamo, loona cadeeyo
Waa kuma Mahdigu? Waa maxay Macnaha Mahdigu? Macnaha Mahdigu waa ruux Alle ku hanuuniyey jidka toosan, waxaana rumaysan imaanshihiisa Sunniga
You must be logged in to post a comment.