Halkan waxaan kusoo bandhigaynaa ruqyada sharciga ah, kuwaasoo isugu jira aayadaha Quraanka iyo ducooyin saxiixa ee kusoo arooray sunnada nabiga (scw). Waxaan Ilaahay ka rajaynaynaa inaad ku caafimaado, kana hesho cilaaj iyo daawo degdeg ah.

 

Tusmo

Ruqyada Quraanka:

اعوذ بالله من الشيطان الرجيم

بِسْمِ اللَّـهِ الرَّحْمَـٰنِ الرَّحِيمِ ﴿١ الْحَمْدُ لِلَّـهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ ﴿٢الرَّحْمَـٰنِ الرَّحِيمِ ﴿٣ مَالِكِ يَوْمِ الدِّينِ ﴿٤ إِيَّاكَ نَعْبُدُ وَإِيَّاكَ نَسْتَعِينُ ﴿٥ اهْدِنَا الصِّرَاطَ الْمُسْتَقِيمَ ﴿٦ صِرَاطَ الَّذِينَ أَنْعَمْتَ عَلَيْهِمْ غَيْرِ الْمَغْضُوبِ عَلَيْهِمْ وَلَا الضَّالِّينَ ﴿٧

Bismi allahi arraxmaani arraxiim. alxamdulillaah rabbi alcaalamaiin. arraxmaani arraxiim. Maaliki yawmi addiin. Iyyaaka nacbudu wa iyyaaka nastaciin. ihdinaa siraada al-mutaqiim. siraada alladiina ancamta calayihim qayri almqduubi calayhim walaa addaaliin. 

Magaca Allah ayaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista. (1) Mahad Ilaahbaa iska leh ee barbaariyaha Caalamka ah (Koonka). (2) Ee naxariis guud iyo mid gaaraba naxariista. (3) Ee hanta maalinta abaalmarinta (Qiyaamada). (4) adiga unbaan ku caabudaynaa, adiga unbaana kaalmo ku waydiisanaynaa (Rabbiyow). (5) ee nagu hanuuni jidka toosan (Xaqa). (6) Jidka kuwii aad unicmaysay eedan u cadhoonin ee aan lumina. (7) [Alfaatixa:1-7]
بِسْمِ اللَّـهِ الرَّحْمَـٰنِ الرَّحِيمِ

الم ﴿١ ذَٰلِكَ الْكِتَابُ لَا رَيْبَ ۛ فِيهِ ۛ هُدًى لِّلْمُتَّقِينَ ﴿٢ الَّذِينَ يُؤْمِنُونَ بِالْغَيْبِ وَيُقِيمُونَ الصَّلَاةَ وَمِمَّا رَزَقْنَاهُمْ يُنفِقُونَ ﴿٣وَالَّذِينَ يُؤْمِنُونَ بِمَا أُنزِلَ إِلَيْكَ وَمَا أُنزِلَ مِن قَبْلِكَ وَبِالْآخِرَةِ هُمْ يُوقِنُونَ ﴿٤ أُولَـٰئِكَ عَلَىٰ هُدًى مِّن رَّبِّهِمْ ۖ وَأُولَـٰئِكَ هُمُ الْمُفْلِحُونَ﴿٥

Bismi allahi arraxmaani arraxiim. Alif laam miim. daalika alkitaabu laa rayba fiih, hudan lil muttaqiin. alladiina yu’minuuna bilqaybi wa yuqiimuuna assalaata wamimmaa razaqnaahum yuuqinuun. walladiina yu’minuuna bimaa unzila ilayka wamaa unzila min qablika wabil aakhirati hum yuuqinuun. ulaa’ika calaa hudan min rabbihim wa ulaa’ika hum al-muflixuun.

Alif laam miim (1) Kitaabkaas (Quraanka) shaki kuma jiro Hanuunbaana ugu sugan kuwa dhawrsada. (2) ee ah kuwa rumeeya waxan la arkayn (ee xaq ah) oogana Salaadda, waxaan ku arzaaqnayna wax ka bixiya. (3)ee ah kuwa rumeeya waxa lagugu dajiyey Nabiyow, iyo wixii la dajiyey horay, Aakhirana yaqiinin. (4)kuwaasi hanuun xaga Ilaahay kayimid ayey ku suganyihiin, kuwaasina waa uun kuwa liibaanay. (5) [Albaqarah:1-5]

بِسْمِ اللَّـهِ الرَّحْمَـٰنِ الرَّحِيمِ

اللَّـهُ لَا إِلَـٰهَ إِلَّا هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ ۚ لَا تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلَا نَوْمٌ ۚلَّهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الْأَرْضِ ۗ مَن ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِندَهُ إِلَّا بِإِذْنِهِ ۚ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ ۖ وَلَا يُحِيطُونَ بِشَيْءٍ مِّنْ عِلْمِهِ إِلَّا بِمَا شَاءَ ۚ وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضَ ۖ وَلَا يَئُودُهُ حِفْظُهُمَا ۚ وَهُوَ الْعَلِيُّ الْعَظِيمُ ﴿٢٥٥

Allahu laa ilaaha illaa huwa alxayyu alqayyuumu, laa ta’khuduhuu sinatun walaa nawm, lahuu maafi assamawaati wamaa fi al-ardhi, man dalladii yashfacu cinaduhuu illaa bi’idnihii, yaclamu maa bayna aydiihim wamaa khalfahum, walaa yuxiiduuna bishay’in min cilmihii illa bimaa shaa’a, wasica kursiyyuhu assamawaati wallardhi, walaa ya’uuduhuu xifduhumaa wahuwa al-caliyyu alcadiim.

Rabbi Ilaahaan isaga ahayn ma jiro, waana Rabbiga Nool, Khalqigana maamula. Ma qabato Lulmo iyo hurdo (midna) wuxuuna iska leeyahay waxa Samooyinka ku sugan iyo Dhulkaba, waa kuma kan ka shafeeci agtiisa (Ilaahay) idankiisa mooyee, wuxuu ogyahay (Ilaahay) waxa Dadka hortooda ah iyo waxa ka dambeeya mana koobaan wax Cilmigiisa ah, wuxuu Ilaahay doono mooyee, wuuna u waasac noqday kursigiisu Samaawaadka iyo Dhulka, mana Cusleeyo ilaalinteedu, Ilaahaynawaa sareeye wayn. [Albaqarah:255]

بِسْمِ اللَّـهِ الرَّحْمَـٰنِ الرَّحِيمِ

لِّلَّـهِ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الْأَرْضِ ۗ وَإِن تُبْدُوا مَا فِي أَنفُسِكُمْ أَوْ تُخْفُوهُ يُحَاسِبْكُم بِهِ اللَّـهُ ۖ فَيَغْفِرُ لِمَن يَشَاءُ وَيُعَذِّبُ مَن يَشَاءُ ۗ وَاللَّـهُ عَلَىٰ كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ ﴿٢٨٤ آمَنَ الرَّسُولُ بِمَا أُنزِلَ إِلَيْهِ مِن رَّبِّهِ وَالْمُؤْمِنُونَ ۚ كُلٌّ آمَنَ بِاللَّـهِ وَمَلَائِكَتِهِ وَكُتُبِهِ وَرُسُلِهِ لَا نُفَرِّقُ بَيْنَ أَحَدٍ مِّن رُّسُلِهِ ۚ وَقَالُوا سَمِعْنَا وَأَطَعْنَا ۖ غُفْرَانَكَ رَبَّنَا وَإِلَيْكَ الْمَصِيرُ ﴿٢٨٥ لَا يُكَلِّفُ اللَّـهُ نَفْسًا إِلَّا وُسْعَهَا ۚ لَهَا مَا كَسَبَتْ وَعَلَيْهَا مَا اكْتَسَبَتْ ۗ رَبَّنَا لَا تُؤَاخِذْنَا إِن نَّسِينَا أَوْ أَخْطَأْنَا ۚ رَبَّنَا وَلَا تَحْمِلْ عَلَيْنَا إِصْرًا كَمَا حَمَلْتَهُ عَلَى الَّذِينَ مِن قَبْلِنَا ۚ رَبَّنَا وَلَا تُحَمِّلْنَا مَا لَا طَاقَةَ لَنَا بِهِ ۖوَاعْفُ عَنَّا وَاغْفِرْ لَنَا وَارْحَمْنَا ۚ أَنتَ مَوْلَانَا فَانصُرْنَا عَلَى الْقَوْمِ الْكَافِرِينَ ﴿٢٨٦

Lillaahi maafi assamwaati wamaa fi al-ardhi, wa intubduu maafii anfusikum aw tukhfuuhu yuxaasibkum bihi allah, fayaqfiru liman yashaa’u wa yacaddibu man yashaa’u, wallahu calaa kulli shay’in qadiir. Aamana arrasulu bimaa unzila ilayhi min rabbihii wal-mu’minuuna, kullun aamana billahi wa malaa’ikatihii, wa kutubihii wa rusulihii, laa nufarriqu bayna axadin min rusulihii, wa qaaluu samicnaa wa adacnaa, qufraanaka rabbana wa ilayka al-masiir. laa yukallifu allahu nafsan ilaa wuscahaa, lahaa maa kasabat wa calayhaa maktsabat, rabbanaa laa tu’aakhidnaa in nasiina aw akhda’naa, rabanaa walaa taxmil calaynaa isran kamaa xamaltahu calaa alladiina min qablinaa, rabbanaa walaa tuxammilnaa maalaa daaqata lanaa bihii, wacfu cannaa waqfir lanaa warxamnaa, anta mawlaanaa fansurnaa calaa al-qawmi al-kaafiriin.

Ilaahbaa iska leh waxa Samooyinka iyo Dhulka ku sugan, hadaad muujisaan waxa naftiina ku sugan ama qarisaan wuu idin ka xisaabinayaa Ilaahay, wuuna u dhaafi cidduu doono ama Caadaabi Ciduu doono, Ilaahayna wax kasta (oo uu doono) wuu karaa. (284) wuu rumeeyey Rasuulku wixii looga soo dajiyey Xaga Rabbigiisa, Mu’miniintuna (way rumeeyeen) dhamaana waxay rumeeyeen Ilaahay, Malaa’igtiisa kulubtiisa iyo Rasuuladiisa, mana kala geynayno mid ka mid ah Rasuuladiisa dhexdooda, waxayna dhaheen waan maqalay oon adeecnay, dhaafidaada. Ilaahayow xaggaagaana loo noqon. (285) Ilaahay kuma mashaqeeyo naf waxay awoodo mooyee, waxay mudan waxay kasbatay (oo wanaag ah) waxaana korkeeda ah waxay isu kasbatay (oo xumaano) Rabbiyoow ha noo qabanin haddaan halmaanno gafno, Rabbiyoow hanagu xambaarin Culays saad ugu xambaartay kuwii naga horeeyey, Rabbiyoow hanagu xambaarin (dhibin) waxaanaan awood u lahayn, na cafina oo noodhaaf noona naxariiso, adaa gargaarahanaga ahe, nooga gargaar gaalada. (286) [Albaqarah: 284-286]

بِسْمِ اللَّـهِ الرَّحْمَـٰنِ الرَّحِيمِ

فَاللَّـهُ خَيْرٌ حَافِظًا ۖ وَهُوَ أَرْحَمُ الرَّاحِمِينَ ﴿٦٤

Fallahu khayran xaafidan, wahuwa arxamu arraaximiin.

Ilaahba ugu khayr roon cid wax ilaalisa, isaguna waa naxariis badane

بِسْمِ اللَّـهِ الرَّحْمَـٰنِ الرَّحِيمِ

قُلْ يَا أَيُّهَا الْكَافِرُونَ ﴿١ لَا أَعْبُدُ مَا تَعْبُدُونَ ﴿٢ وَلَا أَنتُمْ عَابِدُونَ مَا أَعْبُدُ ﴿٣ وَلَا أَنَا عَابِدٌ مَّا عَبَدتُّمْ ﴿٤ وَلَا أَنتُمْ عَابِدُونَ مَا أَعْبُدُ ﴿٥ لَكُمْ دِينُكُمْ وَلِيَ دِينِ ﴿٦

Qul yaa ayyuha alkaafiruun. laa acbudu maa tacbuduun. walaa antum caabiduuna maa acbud. walaa antum caabiduuna maa acbud. walaa ana caabidum maa cabadtum. walaa antuma caabiduuna maa acbud. lakum diinkum waliya diin.

Waxaad dhahdaa nabiyow, kuwiinan gaaloobayow (1) ma caabudin waxaad caabudaan (2) idinkuna maydaan caabudin waxaan caabudo (3) aniguna ma caabudi doono waxaad caabudaan (4) idinkuna maa caabudi doontaan waxaan caabudo (5) diintiina ayaad leedihiin anigana diintayda (6) [Suuratu Alkaafiruun:1-6]

بِسْمِ اللَّـهِ الرَّحْمَـٰنِ الرَّحِيمِ

قُلْ هُوَ اللَّـهُ أَحَدٌ ﴿١ اللَّـهُ الصَّمَدُ ﴿٢ لَمْ يَلِدْ وَلَمْ يُولَدْ ﴿٣ وَلَمْ يَكُن لَّهُ كُفُوًا أَحَدٌ ﴿٤

Qul huwa Allahu Axadun. Allahu Assamadu. Lam yalid walam yuulad. Walam yakun lahuu kufwan axadun.

 Waxaad dhahdaa Rasuulkii Ilaahayow, Isagu Ilaahay waa Kali.(1) Ilaahay waa ka kaligii lagu tiirsado ee loola qasdiyo inuu fuliyo baahiyooyinka iyo xaajooyinka adoomaha. (2) waxna ma dhalin, isagana lama dhalin. (3) manalaha Ilaahay cid kuf u ah, ama u dhiganta isaga. (4) [Suuratu Al-ikhlaas:1-4]

 سورة الفلق
بِسْمِ اللَّـهِ الرَّحْمَـٰنِ الرَّحِيمِ

قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ الْفَلَقِ ﴿١ مِن شَرِّ مَا خَلَقَ ﴿٢ وَمِن شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ ﴿٣ وَمِن شَرِّ النَّفَّاثَاتِ فِي الْعُقَدِ ﴿٤ وَمِن شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ ﴿٥

Qul acuudu birabbil Falaqal.  Min Sharri maa khalaq. Wa min sharri qaasiqin idaa waqab. Wa min sharri annaaffaathaati fil cuqadi. Wa min sharri xaasidin idaa xasad. 

 Waxaa dhahdaa nabiyow waxaan magangalayaa (1)  (waxaan kaa magan galayaa) Sharka dhamaan makhluuqaadka Ilaahay.(2) iyo sharka habeenku markuu soo galo. (3) iyo sharka kuwa wax ku tufa guntimaha. (4) iyo sharka xaasidka markuu wax xaasidayo. (5) [Suuratu Al-falaq: 1-5]

سورة الناس
بِسْمِ اللَّـهِ الرَّحْمَـٰنِ الرَّحِيمِ

قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ النَّاسِ ﴿١ مَلِكِ النَّاسِ ﴿٢ إِلَـٰهِ النَّاسِ ﴿٣ مِن شَرِّ الْوَسْوَاسِ الْخَنَّاسِ ﴿٤ الَّذِي يُوَسْوِسُ فِي صُدُورِ النَّاسِ ﴿٥مِنَ الْجِنَّةِ وَالنَّاسِ ﴿٦ 

Qul Acuudu  birabbi An-naasi. Maliki Annaas. Ilaahi annaas. Min Sharri Alwaswaasi Al khannaas. Alladii yuwaswisu fii suduuri Annaas. Min Aljinnati wa annaas.

Waxaad dhahdaa Nbigii Ilaahayow, waxaan magan galayaa Rabbiga Dadka (1) Boqorka Dadka ee arrimahooda maamula (2)  Ilaaha Dadka, waa Ilaahaa kaligii lagu caabudo xaqa,(3) Sharka waswaasiyaha qarsoon (ayaan ka magan galayaa) (4) Kaasoo waswaasiya laabaha dadka (5) ee jinni iyo insiba ah (6) [Suuratu Annaas: 1-6]

Ruqyada Sunnada:

اعوذ بالله السميع العليم من الشيطان الرجيم من همزه ونفخه ونفثه [1]

Acuudu billahi assamiici alcaliimi mina ash-shaydaani arrajiimi, min hamzihii wa nafkhihii wa nafthihii.

Waxaan Ilaaha maqalka badan ee cilmiga badan ka magan galayaa shaydaanka la fogeeyey, suuxidiisa, kibirkiisa iyo xanshaashaqiisa.

اعوذ بكلمات الله التامة، من كل شيطان وهامة، ومن كل عين لامة [2]

Acuudu bikalimaati allahi at-taamah, min kulli shaydaanin wa haammah, wamin kulli caynin laammah.

Ilaahay waxaan kaga magan galayaa ereyadiisa dhamayska tiran, shaydaankasta oo sumaysan iyo il kasta oo wax dhibaysa.

اعوذ بكلمات الله التامات كلهن، من شر ما خلق [3]

Acuudu bikalimaati allahi at-taamati kullihinna, min sharri maa khalaqa.

Waxaan Ilaahay kaga magan galayaa ereyadiisa dhamayska tiran kulligood, wixii uu abuuray sharkooda.

” بسم الله الذي لا يضرُّ مع اسمه شيء في الأرض ولا في السماء وهو السميع العليم” ( ثلاث مرات) [4]

Bismillah, alladii laa yadurru maca ismihii shay-un fil ardhi walaa fi assamaa, wahuwa assamiicu al-caliim. 

Magaca Ilaahay ayaan ku bilaabayaa, allahaas oo la jirka magiciisa aanay cid dhula joogta ama cirkaba wax kugu dhibaynin, waana Allaha maqalka badan ee cilmiga badan. (sadex jeer)

بسم الله أرقيك، من كل شيء يؤذيك، من شر كل نفس أو عين حاسد، الله يشفيك، بسم الله أرقيك [5]

Bismillahi arqiika, min kulli shay’in yu’diika, min sharri kulli nafsin aw caynin xaasid, Allahu yashfiika, bismillaahi arqiika.

Magaca Allah ayaan kugu tufaya, shar kasta oo ku dhibaya, sharka naf kasta iyo il kasta oo xaasida, Ilaahay haku shaafiyo, magaca Allah ayaan kuugu tufaya.

بسم الله (ثلاثًا)، أعوذ بالله وقدرته من شر ما أجد وأحاذر (سبع مرات) [6]

Bismillah, acuudu billah wa qudratihii min sharri maa ajidu wa uxaadir.

Magaca Ilaahay ayaan ku bilaabay (sdex jeer), waxaan Ilaahay ka magan galayaa iyo awoodiisaba sharka aan naftayda ka helayo iyo waxa aan ka digtoonahay. (todoba jeer)

اللهم أذهب الباس، رب الناس، اشف وأنت الشافي، لا شفاء إلا شفاؤك، شفاءً لا يُغادر سقمًا [7]

Allahumma idhabi al-ba’sa, rabba annaas, ishfi wa anta ash-shaafii, laa shifaa’a illaa shifaa’uka, shifaa’an laa yuqaadiru saqama.

Ilaahow tagsii xanuunka, Rabbiga dadkoow, daawee adiga wax shaafiyee, dawo majirto daawadaada mooyee, dawadaas oo aan xanuun ka tagaynin.

اللهم اشف عبدك، وصدق رسولك صلى الله عليه وسلم [8]

Allahumma ishfi cabdaka, wa saddiq rasuulaka scw.

Ilaahow daawee adoonkaagan, rumeena rasuulkaaga (scw)

اللهم إنا نسألك من خير ما سألك منه نبيك محمد -صلى الله عليه وسلم- ونعوذ بك من شر ما استعاذ منه نبيك محمد -صلى الله عليه وسلم- وأنت المستعان وعليك البلاغ، ولا حول ولا قوة إلا بالله[9]

Allahumma inii as’aluka min khayri maa sa’laka minh nabiyyuka muxamed scw wa nacuudu bika min sharri ma istacaada minhu nabiyyuka muxamed scw, wa anta al-mustacaan wa calayka al-balaaq, wa laa xawla walaa quwwata illaa billah.

Ilaahow waxaan ku waydiisanayaa khayrkii uu ku waydiistay nabibgaaga Muxamed scw, waxaan kale oon kaa magan galayaa sharkii uu kaa magan galay nabigaaga muxamed scw. Adigaana kaalmo lagu waydiistaa, ujeedakaygun yahay xagaaga, xeelad majirto awoodna majirto taada mooyee.

لا إله إلا الله العظيم الحليم، لا إله إلا الله رب العرش العظيم، لا إله إلا الله رب السموات ورب الأرض، ورب العرش الكريم[10]

Laa’ilaaha ilaa allahu al-cadiimu al-xaliimu, laa ilaaha ilaa allah rabbu al-carshi al-cadiimi, laa ilaaha ilaa allah rabbu assamaawaati wa rabbu al-ardi wa rabbu al-carshi al-kabiir.

Ilaah xaq lagu caabudo majiro Allaha wayn ee dulqaadka badan mooyee, Ilaah xaq lagu caabudo majiro Ilaahay mooyee, oo ah rabbiga carshiga wayn iska leh, Ilaah xaq lagu caabudo majiro Ilaahay mooyee, waana rabbiga samooyinka iyo rabbiga dhulka iyo rabbiga carshiga sharafta leh.

ربنا الله الذي في السماء تقدس اسمك، أمرك في السماء والأرض، كما رحمتك في السماء فاجعل رحمتك في الأرض، اغفر لنا حَوبنا وخطايانا، أنت رب الطيبين، أنزل رحمة من رحمتك، وشفاءً من شفائك على هذا الوجع فيَبرَأ))، (ثلاث مرات)[11]

Rabbuna Allahu alladii fi samaa’i taqaddasa ismuka, amruka fissamaa’i wa al-ardhi, kamaa raxmatuka fi-ssamaa’i fajcal raxmataka fil ardhi, iqfir lanaa xuubanaa wa khadaayaana, anta rabbu dayyibiina, anzil raxmatan min raxmatika, wa shifaa’an min shifaa’ika calaa haadaa al-wajaci fayabra’ 

Rabbigeen waa Allaha samada ka sareeya, magacaaga barako batay, amarkaagu wuxuu yaala samada iyo dhulkaba, sida naxariistaadu ugu sugnaatay samada, waxaad naxariistaada yeeshaa dhulka dhexdiisa, danbigeenana noo dhaaf iyo gafafkayagaba, adiga ayaa rabbiga ah wanaagsan, kusoo daji naxariis kamida naxariisahaaga, iyo daawo kamida daawooyinkaaga, xanuunka oo uu bugsadaa.

اللهم صلِّ على محمد وعلى آل محمد، كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم، إنك حميد مجيد، اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد، كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم، في العالمين إنك حميد مجيد[12]

Allahumma salli calaa muxamed wa calaa aali muxamed kamaa sallayta calaa ibraahiima wacalaa aali ibraahiima innaka xamiidun majiid, allahumma baarik calaa muxamed wa calaa aali muxamed kamaa baarakta calaa ibraahiima wa calaa aali ibraahiima fil caalamiina innaka xamiidun majiid.

Ilaahow waxaad u naxariisataa Muxamed iyo ehelkiisaba sidii aad ugu naxariisatay Ibraahiim iyo ehelkiisaba, adigu waxaad tahay Alle la mahadiyo lana wayneeyo. Ilaahow waxaad barakaysaa muxammed iyo ehelkiisa sidii aad u barakaysay Ibraahiim iyo ehelkiisaba, waxaad tahay rabbi la mahadiyo lana weyneeyee.


[1] Abudawuud:775

[2] Bukhaari: 3371

[3] Muslim: 2708

[4] Abudawuud:5088

[5] Muslim: 2186

[6] Muslim: 2202

[7] Bukhaari: 5675

[8] Tirmadi: 2084

[9] Tirmadi: 3521

[10] Bukhaari:6345

[11] Abudawuud:3892

[12] Bukhaari:3370