Tusmo

Ducada la akhristo marka dayntu kugu cuslaato:

Ducada 1aad:

اللهم اكفني بحلالك عن حرامك ، وأغنني بفضلك عمن سواك

Allahumma akfinii bixalaalika can xaraamika, wa aqninii bifadlika can man siwaaka.

Ilaahayow igaga filnaysii xalaashaada xaaraantaada, igana kaaftoonsii fadligaaga cid kasta adiga mooyee.

Ducada 2aad:

اللهم إني أعوذ بك من الهم والحزن ، والعجز والكسل ،والبخل والجبن وضلع الدين وغلبة الرجال

Allahumma innii acuudu bika mina al-hammi wa alxuzni, wa alcajzi wa alkasli, wa albukhli wa aljubni, wadalaci aldayni wa qalabati arrijaal.

Ilaahow waxaan kaa magan galayaa walwalka iyo murugada, caajisnimada iyo wahsiga, bakhaylnimada iyo baqashada, iyo in dayntu i cuslayso iyo ta ka awood badnaata raganimada.