Calaamadaha sixirka iyo calaamadaha ishu way isu dhow yihiin, waxa sixirku kaga duwanyahay kuwan soo socda:

  1. Ruuxa sixran wuxuu dareemayaa diiqad iyo cidhiidhi daran markuu galayo guriga.
  2. Oohin aan sabab lahayn iyo qosol aan sabab lahayn.
  3. Calool xanuun daran oo mararka qaarkood wata matag (Dhakhaatiirtuna ay waxba ka waayaan).
  4. Qofka oo nacaya xuska Ilaahay iyo akhrinta Quraanka.
  5. Qofka oo karaahiyeysta xaaskiisa ama ninkeeda sabab la’aan.
  6. Qofka oo xaaskiisa ama ninkeeda u arka qof xun, taasoo khilaafsan waaqica.
  7. Gabadha oo u jeclaata ninka jacayl xad dhaafa ayna noqoto qof ku jirta gacanta ninka oo siduu doono uu ka yeelo.
  8. Aayadaha sixirka marka lagu akhriyo oo isbadal ku yimaado, taasoo la arki karo.

Calaamadaha isha ama cawridana ka akhriso [Halkan]