Waxa jira saxaabo badan oo nabiga scw u adeegi jiray kuwaasoo ku guulaystay in loogu yeedho adeegayaashii Rasuula scw, waxayna kala yihiin.

  1. Anas binu Maalik RC oo baahiyaha rasuulka u qaban jiray.
  2. Cabdilaahi binu Mascuud RC oo kabaha iyo cadayga rasuulka ugu adeegi jiray.
  3. Cuqba binu Caamir Al-juhani oo baqasha rasuulka scw u adeegi jiray.
  4. Aslac binu Shariik oo hasha rasuulka scw u adeegi jiray.
  5. Bilaal binu Rawaax oo ahaa khasnad hayaha rasuulka scw.
  6. Sacad mawla Abubakar Sidiiq.
  7. Abu Darr Al-qafaari.
  8. Ayman binu Cabiid oo adhiga nabiga scw u raaci jiray sidoo kale waysada u keeni jiray rasuulka scw.
  9. Umu Ayman oo nabiga u shaqayn jirtay lagasoo bilaabo markii hooyadii dhimatay.
  10. Rabiica binu Kacab Al-ansaari