Tusmo

Seefihii Rasuulk scw

Nabigu scw wuxuu lahaa sagaal seefood oo kala ah

  1. Ma’suur.
  2. Casab.
  3. Dul Fiqaar.
  4. Qalciy.
  5. Battaar.
  6. Xataf.
  7. Rasuub.
  8. Mikhdam.
  9. Qadiib.

Dircigii Rasuulka scw

Dircigu waa koodhka dagaalka ee rasuulku scw gashan jiray:

  1. Daatu Faduul.
  2. Daatu Wishaax.
  3. Daatu Xawaashii.
  4. Sacdiya.
  5. Fiddah.
  6. Batraa.
  7. Khriniiq.

Qaansooyinkii Rasuulka scw

Qaansadu waa tan laga tuuro ama laga gano falaadh iyo leebabaka.

  1. Zawraa.
  2. Rawxaa.
  3. Safraa.
  4. Baydaa.
  5. Katuum.
  6. Sadaad.

Warmihii Rasuulka scw

  1. Muswii.
  2. Muthana.
  3. Nabcah.
  4. Baydaa.
  5. Cansah.

Kiishkii rasuulka scw ee falaadhaha lagu guri jiray.

Waxa kiishkii rasuulka scw la odhan jiray KAAFUUR.

Koofiyadii Rasuulka scw

Koofiyadihii Rasuulka scw ee dagaalku waxay kala ahaayeen: Zaluuq iyo Futaq.