Kitaabka Xisnul Muslimka oo ku qoran Afsoomaali. Halkan hoose ka akhriso ama riix LASOO DAG PDF oo halkaas kala dag. Hadaad u baahantahay kitaabka oo daabacan ka iibso halkan adigoo riixaya linkigan. http://www.lulu.com/shop/abdulaziz-mohamed-oogle/xisnul-muslimka-afsoomaali/paperback/product-24320798.html

Tusmo

Kitaabkan waxa lagu diiwaangaliyey ducooyinka iyo adkaarta lagama maarmaanka u ah ruuxa muslimka ah. Ducooyinkan waxay ku qoranyihiin luuqada Af-Carabiga, waxase macnahooda lagu tarjumay luuqada Afsoomaaliga. Waxaan Ilaahay ka baryaynaa inuu ka yeelo kitaab cid walba ka faa’idaysato. Kitaabka waxa qoray Ilaahay ha u naxariistee Sheekh Saciid binu Cali binu Wahaf Al-Qaxdaani. Waxa luuqada Afsoomaliga ku tarjumay Sheekkh Abdulaziz Mohamed Oogle