Tusmo

Qisadii Maanta:

Qisadeenu maanta waxay ku saabsiisantahay (Ninkii ugu nasiibka xumaa). Waxa la dhihi jiray magiciisa Duwys Al-madani. Duways ayaa la waydiiyey waar maxaa laguugu bixiyey ninka ugu nasiibka xun? Wuxuu yiri: “Waxaan dhashay maalintii Rasuulkii Ilaahay (scw) dhintay, waxaan naas nuujinta joojiyey maalintii Abubakar (Rc) dhintay, waxaan qaan gaadhay maalintii Cumar ibnu Khadaab la dilay, waxaan guursaday maalintii Cusmaan ibnu Cafaan la dilay, waxa ilmo la ii dhalay maalintii Cali ibnu Abudaalib la dilay!!! Sidaasbaa la iigu bixiyey Nasiib Xume!!!

Xigasho: Kitaabka Siyar Aclaam Nubalaa.