Qisadii asxaabul Acraaf

Asxaabta Acraafku waa dadkii danbigoodii iyo xasanaadkoodiiba ay isku mid noqdeen. Wxay istaagayaan meel sare oo ay ka arkayaan asxaabta jannada iyo asxaabta naartaba.

Liyaa xaaskii nabi Ayuub

Xaaskii nabi Ayuub oo magaceeda la dhaho Liyaa, waxay ksaoo jeeday qoomkii reer banu Israa'iil gaar ahaan waxa la dhahaa; waxa awoow u ahaa nabi Yuusus csw.

Taariikhdii Saynab bintu Muxamed

Siiradii Saynab bintu Muxamed, inantii ama gabadhii uu dhalay Nabi Muxamed (N.N.K.H), Saynab oo aad u yar ayaa la guursaday, waxaana guursaday habar wadaageed Abulcaas, waxayna u dhashay wiil iyo gabadh.

Qisadii Ninkii labada Beerood lahaa

Qisadan waxay ka waramaysaa nin kibray oo iska wayneeyey dadkii kale, ninkan wuxuu ku gaaloobay inaanu ku mahadin nicmadii Allah siiyey ee wuxuu kasii qaadayba qooq iyo inuu dadka xaqiro oo uu yaso.

Taariikhdii Xaawa hooyada Basharka

Taariikhdii hooyadii baniaadamka Xaawa. Maxaa laga abuuray Xaawa? Xaawo ma ayadaa sababtay danbigii Nabi Aadam? Xaawo imisa ubad ah ayey dhashay? Xaawo ma abeeso ayey maqashay?

Laba gabdhood oo ah astaanta gaalnimada

Labadii haween ee Nabi Nuux iyo Nabi Luud waxay ahaayeen gaalo, waxana umaysan tarin la joogay la joogeen nabiyadaas wanaagsan. waa tusaale nool oo loogu hoge tusaalaynayo haweenka Muslimaatka ah inay iska jiraan..

Wiil arkay xaaskiisii Xuurulcayntiisii!!

Wiil arkay Xuurulcaytiisii Jannada!! Qisadii ugu murugada iyo farxada badnayd!! Haween Muslimada oo nafteedii, xoolaheedii iyo ubadkeediiba u hurtay Jidka Ilaahay si ay u hesho raali ahaanshaha Ilaahay subxaanhu.

Saxaabigii ugu xooga waynaa!!

Saxaabigii Marthad oo ahaa Saxaabi xoog wayn wuxuuna soo dhici jiray dadka muslimiinta ah ee xabsiyada la dhigo. Marthad waxa kale oo jeclaaday Canaaq oo jirkeeda ka ganacsan jirtay balse maxaa lagu kala xukumay?