Saxaabigii maydkiisii malaa’igtu dhaqda!!

Xanadala waa saxaabigii markuu shahiiday kadib ay malaa'igtii raxmaanku dhaqday maydkiisii, sababtuna waxay ahayd isagoo janaabo qaba ayuu dagaalka ka qaybgalay waanu ku shahiiday dabadeedna malaa'igta ayaa maydhay maydkiisii.

Taariikhdii Salmaan Al-faarisi

Salmaan wuxuu astaan u yahay xaqiiqo raadinta iyo inuu qofku had iyo jeer isbadalka wanaagsan u xidhxidho. Salmaan wuxuu noqday majuusi, kadibna Kirista illamaayo uu ka helay diinta xaqa ah ee Islaamka uuna la...

Qisadii Haabiil iyo Qaabiil

Haabiil iyo Qaabiil waa labadii wiil ee Nabi Aadam dhalay, waxaana labadoodaba la faray inay Qurbaan u dhoweeyan Ilaahay kadibna qurbaankii ayaa Haabiil laga aqbalay markaasu Qaabiil cadhooday oo dilay Walaalkii Haabiil

QIsadii Maroodiga iyo Kacbada

Maroodigii Maxamuud ee la rabay in lagu dumiyo Kacbada Sharafta leh maxaa kala qabsaday Abraha iyo Shinbirihii loo soo diray ee ka yeelay sidii Bal la daaqay.

Taariikhdii Abuhurayra

Daawo ama Akhriso Taariikhdii Saxaabiga Abuhurayra: Qeexid Kooban: Magaciisu waxa uu ahaa Cabdishams, markuu islaamay ayaa Rasuulku u bixiyey Cabdiraxmaan.