Qaabka waxyigu ugusoo dagi jiray Rasuulka (scw)
Qaabka Waxyigu ugusoo dagi jiray Nabiga (scw) Waxa jiray qaabab kala duwan oo waxyigu ugu iman jiray Rasuulkii Ilaahay (scw)
Qaabka Waxyigu ugusoo dagi jiray Nabiga (scw) Waxa jiray qaabab kala duwan oo waxyigu ugu iman jiray Rasuulkii Ilaahay (scw)
Kumanaan kun oo qof oo dhimasho ka cararaya. Waxa Ilaahay quraankiisa ku sheegay, gaar ahaan suuratu Al-baqaraha; dad tiradoodu kumanaan
Al-asmaci wuxuu abwaan wayn oo dunida Islaamka ka caanbaxay, wuxuu noolaa xilligii dawladii Cabaasiyiinta, gabaygiisa ugu caansan waxa la dhahaa Codkii shinbirka Bulbulka
Dalka Iiraan waagii hore waxa loo yaqaanay Faaris, waxayna ahayd dawlad awood ku leh caalamka.
Qaraamidadii dhacday dhagaxa madaw ee Kacbada. Qaraamidadu waa koox habaarqabtay oo kamida kooxaha shiicada Ismaaciliyiinta, kuwaasoo xasuuq fool xun u
Qaabkee u eegtahay Xabaasha rasuulku (scw)? Ma jiraa qof arkay ama sawir kasoo qaaday xabaasha rasuulka (scw)?
Shayaadiinta dadka dhibaabtada u gaystaa way badanyihiin, midbaa dadka salaada ka waswaasiya waxa la dhahaa Khinzab siduu rasuulku (scw) ku
Ilaaliyaashii rasuulka (scw) Nabiga Muxmaed (scw) waxa ilaaliyey qaar kamida saxaabadiisa kahor intaan Ilaahay soo dajinin inuu ka ilaalinayo dhibaatada
Gacanta wax bixisaa ka khayr badan gacanta wax qaadatay. Gacanta la baxaysa sadaqada ee iska bixinaysa Zakada Ilaahay ku waajibiyey
Aqoonyahankii waynee ee culumada Islaamka haldoorka u ah waa Imaamu Muslim ibnu Xajaaj, imaamkaasoo qoray kitaabka saxiixu Muslimka ee lagu diiwaangaliyeye xadiisyada saxiixa ee ka sugan nabigeena, waana kitaabka 3 aad ee ugu saxiixsan...