Gabadha sirta ninkeeda faafisa iyo ninka sirta xaaskiisa faafiya
Su’aal: Waa maxay xukunka gabadha ninkeeda faafisa sirtiisa iyo ninka faafiya sirta xaaskiisa? Jawaab: Waa waajib in lamaanaha is qabaa
Su’aal: Waa maxay xukunka gabadha ninkeeda faafisa sirtiisa iyo ninka faafiya sirta xaaskiisa? Jawaab: Waa waajib in lamaanaha is qabaa
Maalinta Carafo waxay kamid tahay tobanka maalmood ee ugu khayrka badan sanadka, waana maalinta ugu wada wayn. Fadligeeduna wuu badanyahay,
Ayadoo qallihii ramadaanka la igu leeyahay ma soomi karaa tobanka maalmod ee bisha Dulxajj ama maalinta Carafo oo kaliya
Nabi Muxamed (scw) ma Ummi ayuu ahaa? Dabcan jawaabta oo kooban nabi Muxamed Ummi ayuu ahaa, waxna muu qori jirin
Su’aal: Ma banaantahay in Salaada Habeenkii quraanka laga akhriyo kitaabka? Jawaab: Dhib malaha in kitaabka laga akhriyo quraanka marka la
Qeexida Soonka: Soonku waa in laga tago waxyaalaha jabiya soonka sida cuntada, cabitaanka iyo galmada laga bilaabo marka waagu baryo
Sidee u khatimi karaa Quraanka bisha barakaysan ee Ramadaan? Ugu horeyn: waxa muhiima in la ogaado Quraanka qiimaha uu leeyahay,
Malaga danbiyada ma qorayo danbiga ka dhaca adoonka muslimka ah mud gaadhaysa lix saacaadood si adoonku u toobad keeno.
Bisha Shacbaan waa bil khayr badan ku duuganyahay, waxa sare loo qaadaa camalada bani aadamka. Waxa danbigooda la dhaafaa muslimiinta aan is xaasidayn
Danbigani waa mid ka wayn dilka, zinada, qawmuluudnimada, ribada, tuuganimada, budhcadnimada, agoon la xoogay, dhul xaaraana oo la boobo, argagixisnimada,