Maxaa keena dhibaatooyinka Xaydka? Maxaase lagaga gudbaa?
Markay dumarku ku jiraan xilliga Xaydka waxay dareemaan dhibaatooyin sida calool xanuun, madax wareer, iyo niyadjab.
Markay dumarku ku jiraan xilliga Xaydka waxay dareemaan dhibaatooyin sida calool xanuun, madax wareer, iyo niyadjab.
Casiirka kaarootaha wuxuu leeyahay faaidooyin badan oo caafimaadka bani aadamka sare u qaada.
Ma ogtahay in xamuurada dumarku afkooda mariyaan inay ku jiraan maadooyin iyo macdano sabab kansarka iyo xanuuno kaleba.
Dad badan ayaa ka cawda khuurada, mararka qaarna codka khuurada ayaa sare u kaca taasoo huradada ka kicisa dadka hareertiisa
Xabaasuudu waa geed yar oo midabkiisu madowyahay, waxayna daawo ka tahay xanuuno aad u badan, sidoo kale waxay kahor tagtaa cudurada badan.
Haaraha madaw ee indha ka hooseeya maxaa keena? Maxaa lagu cilaajiyaa? Saacado badan oo aad habeenkii soo jeedo iyo hurdo
Cilmi baadhis caalamiya ayaa cadaysay in 11 milyan oo qof ay u dhinteen sanadkii 2017 kii xaalad cunto xumo. Cuntooyinkaas
Inaad si sax ah u hor fadhiisato shaashada kombiyuutarka waxay kaa caawinaysaa in ishu aanay ku daalin iyo in muruqyada
Jariidada “Froendin” ee Jarmalku waxay shaaca ka qaaday inay jiraan cuntooyinka qaar hagaajiya niyadda oo farxad galiya qofka cuna maalintii
Waxay dhaheen ururka la dagaalanka Kansarka ee Jermalku: Jimicsigu wuxuu xadidaa khatarta ay leeyihiin 13 nooc oo cudurka Kansareka kamida,
You must be logged in to post a comment.