Jannada Raxmaanka 16aad┇Wada Sheekaysiga Ehelka Jannada
Wada Sheekaysiga Ehelka Jannada iyo ehelka Naarta: Wada sheekaysiga ehelka Jannada dhexdooda: halkan ka daawo ama hoos ka akhriso: Marka
Wada Sheekaysiga Ehelka Jannada iyo ehelka Naarta: Wada sheekaysiga ehelka Jannada dhexdooda: halkan ka daawo ama hoos ka akhriso: Marka
Ehelka Jannadu ayagoon gaajo, harraad, bacad, kulayl iyo qabow aanu qabanaynin ayaa haddana la siinayaa cuntooyin iyo cabitaano.
Xuural Cayntu waa xaasaka nimanka ehelka jannada? keebaa fadli badan dumarka aduunyada iyo xuural caynta?
Magacy badan ayaa jannada loo yaqaanaa waxa kamida Firdawsa, Jannatu Cadan, Jannatu Naciim iyo Daaru Almuqaam
Jannada way kala duwantahay, wayna kala sarraysaa oo waxay leedahay darajooyin. Maxaa kamida noocyada Jannada
Dumar badan ayaa Jannad loogu bishaareeyey, kuwaasoo kamid ahaa haweenkii khayrka badnaa ee saxaabada
Dadka Jannada loogu bishaareeyey maaha oo kaliya tobanka saxaabi ee sida gaarka xadiiska loogu sheegay ee way ka badanyihiin, waxaana kamida:
Dadkii wanaagsanaa sidee ayay ugu xiisoodeen Jannada Raxmaanka? Maxay Jannada darteed usoo jeedeen?
Jannada Raxmaanku waa hoyga iyo masiirka dadka Ilaahay ka cabsada, ma ogtahay fadligeedu intuu la eegyahay?