Fadliga Xajka iyo Cumrada
Ilaahay subxaanahu wuxuu adoomadiisa u yeelay camalo iyo cibaadooyin lagu mudanay naxariistiisa iyo raali ahaanshihiisa, waxa kamida camaladaas lagu helayo abaalmarka
Ilaahay subxaanahu wuxuu adoomadiisa u yeelay camalo iyo cibaadooyin lagu mudanay naxariistiisa iyo raali ahaanshihiisa, waxa kamida camaladaas lagu helayo abaalmarka
Walaalka ama Walaasha Muslimka ahow: Waxa xikmada Ilaahay kamid ah ee uu ku sharciyeeyo cibaadooyinka inuu uyeelay faa’idooyin aad u
Axkaamta xaydku way farabadanyihiin waxaynaan halkan kusoo koobaynaa kuwa loogu baahida badanyahay: Kowaad: Salaada Waxa ka xaaraana haweenayda hesha dhiiga
Sujuuda Quraanka Bismillah: Sujudu waa xaalada adoonku ugu dhowyahay Rabbigii, waana siduu cadeeyey Rasuulkii Ilaahay (scw) isagoo ku booriyey umada
Salaadu waa udub dhexaadka diinta Islaamka, waxaanu Ilaahay faray dadka Muslimiinta ah inay tukadaan salaadaha waqtigii loogu talo galay. Dadka
Maxaa keena Sujuuda Sahwiga? Qaabkeese loo sujuudayaa? Bismillah: Naxariista Ilaahay waxa kamida iyo waynida diinta Islaamka, in hadii cibaadooyinka ay
Qaabka saxiixa ah ee loo wayso qaato Hadaynu eegno dhanka waysada, waxaa jira laba qaab: Qaabka koowaad: Qaabkani waa qaabka
Ruuxa mu’minka waxa haboon inuu aqoon u leeyahay dhamaan axkaamta cibaadoyinka uu Rabbigii ugu dhowaanayo, sidaas awgeed waxa dad badan
Bismillah: Waxa karaahiyo ah in lagu tukado qol ay yaalaan wax kaa mashquulinaya Salaada, shakina kuma jiro in telefshanka baxaya
Bismillah: Waysadu miyey ku jabaysaa taabashada Dumarka? Culumada Islaamku way isku khilaafeen in waysadu ku jabayso ragga oo taabta dumarka