Siduu u ekaa Rasuulkii Ilaahay (scw), suuradii nabiga.
Hadaad ku riyooto Rasuulkii Ilaahay waxaad aragtay isagii sababtoo ah shaydaanku iskuma matali karo, sidaa darteed waa inaad taqaanaa suuradii rasuulka scw.
Hadaad ku riyooto Rasuulkii Ilaahay waxaad aragtay isagii sababtoo ah shaydaanku iskuma matali karo, sidaa darteed waa inaad taqaanaa suuradii rasuulka scw.
Awoowgii oo kafaalo qaatay: Cabdulmudallib ayaa soo celiyey nabiga (scw) markii ay hooyadii dhimatay, waanu u jidh naxay wiilkan yar
Xaaladii Bulsho ee Carabta Islaamka kahor Nolosha Carabtu waxay ahayd mid ku fadhida jahli iyo aqoon darro, waxa dhici jiray
Xaaladii Diimeed ee Carabta: Dadkii carbeed ee deganaa magaalada Makkah, waxay haysteen diintii nabi Ibraahiim ee tawxiidka, hase ahaatee waxa
Qabiilooyinkii Carbeed iyo Qoyskii Rasuulka (scw): Carabtii reer Qaxdaan: Carabtu asal ahaan waxay ka soo jeedaan qabiilka faca wayn
SIIRADII XABIIBKA (SCW) Waxaan ka waramaynaa Rasuulkii Ilaahay, adoonkii wanaagsanaa uguna khayrka badnaa basharka, waa Sayidka awlaada Nabi Aadam, waa