Saamaxaada Islaamka

Islaamku waa diinta naxariista, saamaxaada iyo fudaydkaba, umaddana ilaahay kuma kallifn wixii ay awoodaan mooyee, wixii aad camal qabatana waad heli abaalmarintiisa, wixii aad shar qabatana waxaad heli danbigiisa siduu Ilaahay subxaanahuu dhahay:

Sooyaalkii Lacagta

Qoraalkan yar dulucdiisu waxa ay ku dul qotontaa kor-ka-xaadinta kacaa kufkii dadku la soo maray is waydaarsiga badeecadaha iyo adeegyada. Qoraalku waxa uu isku deyayaa inuu guudmar ahaan uga tibaax bixiyo heerarkii kala duwanaa...