Saxaabada iyo Fadligooda
Saxaabada iyo Fadligooda Waakuma Saxaabi? Imaamu Al-bukhaari wuxuu yidhi: cidii la saaxiibtay nabiga (scw) ama arkay oo muslim ahaa, kaas
Saxaabada iyo Fadligooda Waakuma Saxaabi? Imaamu Al-bukhaari wuxuu yidhi: cidii la saaxiibtay nabiga (scw) ama arkay oo muslim ahaa, kaas
Xadiiska 66 aad حَدَّثَنَا إِسْمَاعِيلُ، قَالَ حَدَّثَنِي مَالِكٌ، عَنْ إِسْحَاقَ بْنِ عَبْدِ اللَّهِ بْنِ أَبِي طَلْحَةَ، أَنَّ أَبَا مُرَّةَ، مَوْلَى
حَدَّثَنَا إِسْمَاعِيلُ بْنُ عَبْدِ اللَّهِ، قَالَ حَدَّثَنِي إِبْرَاهِيمُ بْنُ سَعْدٍ، عَنْ صَالِحٍ، عَنِ ابْنِ شِهَابٍ، عَنْ عُبَيْدِ اللَّهِ بْنِ عَبْدِ
Qeexid Kooban: Magaciisu waxa uu ahaa Cabdishams, markuu islaamay ayaa Rasuulku u bixiyey Cabdiraxmaan. Naanaystiisuna waa Abuhurayra ayadoo loogu magac
Qeexid kooban: Magaciisu waa Cabdilaahi ibnu Qays ibnu Saliim bani Xadaar bin Xarb. Waxa lagu Magacaabaa Abu Muusa
Qeexid kooban: Magaciisu waa Abusufyaan Sakhar ibnu Alxarbi oo ah reer Umaya oo ree Qureesh ah. Waxa
Abu Cubayda Ibnu Al-Jaraax: Qeexid kooban: Magaciisu waa Caamir ibnu Cabdilaahi ibnu Al-Jaraax looguna naanayso Abu Cubayda, waxa uu ka
Abu Sufyaan ibnu Al-xaaris: Waa mid ka mid ah saxaabadii Nabiga (N.N.K.H) waana wiilkii uu dhalay Nabiga adeerkii Xaaris ibnu
Magaciisa: Magaciisu waa Abyad ibnu Xamaal bin Marthad Almaasni, waxaanu ka mid ahaa qabiilka Ximayar ee reer Yemen. waa mid
Magaciisa: Magaciisa waa Ubayy ibnu Qays ibnu Cubaydi Najaar, waxa loogu yeedhaa Abu Mundir. Waa mid ka mid ah saxaabadii