Nin la hubo inuu ehelka jannada yahay
Nin la hubo inuu ehelka Jannada yahay Ninkan waa Cabdilaahi binu Salaama Ilaahay haka raali ahaadee, waa saxaabi kasoo jeeda
Nin la hubo inuu ehelka Jannada yahay Ninkan waa Cabdilaahi binu Salaama Ilaahay haka raali ahaadee, waa saxaabi kasoo jeeda
Waxa ibnu Kathiir kitaabkiisa tafsiirka kusoo saaray, tafsiirka suuratu Al-acraaf aayada 157 aad xadiis uu kasoo xiganayo Xaakim iyo Bayhaqi,
Taariikhda Abtigii Mu’miniinta ee Mucaawiya binu Abu Sufyaan (Rc) Mucaawiya binu Abusufyaan waa abtigii mu’miniinta, amiirkii mu’miniinta, boqorradii islaamka soo
Abubakar sidiiq Ilaahay haka raali ahaadee wuxuu ahaa nin magac iyo maamuus ku leh reer Qureesheed agtooda xilligii jaahiliga ama
Xaasaskii Abubakar: Qutaylah bintu Cabdi Cuzaa binu Ascad. Waxay Abubakar u dhashay Cabdilaahi binu Abubakar iyo Asma bintu Abubakar.
Abubakar Sidiiq Magiciisa: Cabdilaahi binu Cusmaan binu Caamir binu Camru binu Kacab binu Sacad binu Tayyim bnu Murrah binu Kacab
Khulafada Raashidiinta: Khulafada raashidiintu waa kuwama? Tiradoodu waa imisa? Mudo intee la eeg ayay talinayeen? Khulafada raashidiintu waa saxaabadii nabiga
Dawalada Faarisyiintu waa dawladuu ugu xooga waynayd aduunka, waana dawladii jeexjeexday warqadii Rasuulka, sidee ayuu Alle u jeexjeexay.
Gabaygii Sucaaad way tagatay iyo taariikhdii Kacab ibnu Zuhayr. Kacab ibnu Zuhayr wuxuu nin abwaana oo suugaanyahana, wuxuu abwaanimada ka
Taariikhdii Cumar Alfaaruuq Silsiladan waxaan kusoo bandhigaynaa taariikh nololeedkii saxaabigii Rasuulka ee ugu khayrka badnaa marka laga yimaado Abubakar iyo