Qofka muslimka ah ee buka waxa loogu ducaynayaa:
لا بأس طهور إن شاء الله
Laa ba’sa dahuurun inshallah
Dhib majirto inshallah way ku daahirinaysaa.
Waxa kale oo todoba jeer la akhrinayaa ducadan:
أسأل الله العظيم رب العرش العظيم أن يشفيك” (سبع مرات)
As’alu Allaha alcadiima rabba al-carsha alcadiima an yashfiyaka
Waxaan waydiisanayaa Ilaaha wayn ee ah rabbiga leh carshiga wayn inuu ku shaafiyo (Todoba jeer)