Duco musiibo kasta kaa leexinaysa.
Duco kahortagaysa musiibooyinka idanka Ilaahay oo aad Ilaahay ku baryayso maalintii iyo habeenkiiba
Duco kahortagaysa musiibooyinka idanka Ilaahay oo aad Ilaahay ku baryayso maalintii iyo habeenkiiba
Qofka muslimka ah ee buka waxa loogu ducaynayaa: لا بأس طهور إن شاء الله Laa ba’sa dahuurun inshallah Dhib majirto
Duco hadaad ku ducaysato ay ku rumoobayso dhamaan riyooyinkaagu Inshallah. – Walaalayaal ducadan waxa soo wariyey Anas ibnu Maalik,