Gabadhu ayadoo Mikyaaj (makeup) marsan ma tukan kartaa Salaada?
Hadii ay wayso qabto kadibna ay marsatay Mikyaaj wajigeeda ama gacanteeda ay ku taabatay wax dhibaato ah maleh, wax saamayn
Hadii ay wayso qabto kadibna ay marsatay Mikyaaj wajigeeda ama gacanteeda ay ku taabatay wax dhibaato ah maleh, wax saamayn
Sanka in gabdhuhu ay duraan oo ay gashtaan dahab iwm waxay ku xidhantahay dhaqanka wadankaas. Soomaalidu badanaa ma gashtaan, ayagu
Su’aal: Waa maxay xukunka in la xiiro xaada lugaha, gacmaha iyo shafka? Jawaab: Timihu shareecada islaamka waa sadex nooc: Timo
Su’aal: Waa maxay xukunka in gabadhu timaheeda ay mariso midab cadaana? Jawaab: Nabiga (scw) kamay soo aroorin inuu reebay midabyada
Su’aal: asc sheekh khayr badan allaha ku  siiyo waxaan rabaa inaan ku waydiiyo suaal aan aad ugu baahnaa jawaabteeda taasoo
Su’aal: Waa maxay xukunka in gabadhu xidhato Keeshali ama rajabeeto wayneynaya horaadadeeda ama naaskeeda? Jawaab: Way banaantahay in gabadhu xidhato
Su’aal: Waa maxay xukunka madoobaysada cidiyaha la marsado? Jawaab: Wuxuu dhahay sheekh Ibnu Baaz: “midabka madoobaysada ee la marsado cidiyaha