Xukunka in lasoo xaaqo ama lasoo tuuro ilmo nafta aan lagu afuufin
Hadii ilmaha uurka ku jiraa ka yaryahay afartan maalmood oo aan lagu afuufin ruuxdii ma banaantahay in lasoo tuuro?
Hadii ilmaha uurka ku jiraa ka yaryahay afartan maalmood oo aan lagu afuufin ruuxdii ma banaantahay in lasoo tuuro?
Su’aal: Waa maxay axkaamta ilmaha dhiciska ah ee soo dhaca isagoo uurka ku jira? Miyaa la kafmayaa oo lagu tukanayaa?
Ilaahay wuxuu u yeelay ilmaha xuquu uu ku leeyahay waalidkiisa, sida waalidkuba uu xuquuq ugu leeyahay ilmihiisa. عن ابن عمر