Jannada Raxmaanka 20aad┇Maxaa Jannada lagu galaa 2aad.
jannadu waa qaali hadaba maxaa lagu galaa? asbaabta lagu galo jannada.
jannadu waa qaali hadaba maxaa lagu galaa? asbaabta lagu galo jannada.
Maxaa Janno lagu galaa? Iimaan iyo Camal Saalixa: إِنَّ الَّذِينَ آمَنُوا وَعَمِلُوا الصَّالِحَاتِ كَانَتْ لَهُمْ جَنَّاتُ الْفِرْدَوْسِ نُزُلًا ﴿١٠٧﴾ ”Kuwa