عن أنس – رضي الله عنه – قال : قال رسول الله : ” من صلى علي صلاة واحدة ; صلى الله عليه عشر صلوات ، وحطت عنه عشر خطيئات ، ورفعت له عشر درجات ” رواه النسائي، وأحمد في مسنده.

Anas ibnu Maalik (I.R.H) wuxuu yidhi: Rasuulkii Ilaahay wuxuu dhahay: ” Cida igu sallida (Naxariis iyo Nabad galyo Ilaahay ii waydiisa) hal mar, waxa ku salliya (u naxariista) Ilaahay Toban jeer, waxaana laga dhaafa Toban xumaanyood, waxaana sare loogu qaada Toban Darajo.”

[huge_it_slider id=”11″]