Qeybta koowaad ee barnaamijka lamagac baxay Shubuhaatka, waxa xalqada koowaad kusoo qaadanaynaa farsamooyinka cusub ee ay adeegsadaan nasaaradu si ay diinta uga saaran Muslimiinta, ayagoo adeegsanayo kaarto iyo xeelado aad u heer sareeya. Inshallah hadaad daawato muuqaalkana ama akhrisato kitaabka Sheekhu qoray ee Xaqiiqda Kiristaanka, waxaad fahmi doontaa farsamooyinkooda iyo sidii aad uga hortagi lahayd.


Tusmo

Xigasho.

Kitaabka Xaqiiqda Kiristaanka ee Abdulaziz Mohamed Oogle

Waxaad kitaabka ka iibsan kartaa Amazon (Riix halkan)