Dawradan waxaad ku baranaysaa caqiidada iyo iimaanka, waxaad si fiican u fahmi doontaa sunnada iyo bidacada farqiga u dhaxeeya. Caqiidad aad baranaysid waa ta kusoo aroortay Kitaabka Quraanka, Sunnada rasuulka scw iyo fahanka Salafkii hore ee wanaagsanaa.

Waxaad baranaysaa laba kitaab oo yaryar kuwaaso caqiidada sifiican usoo koobaya.

1 Qasiidada Laamiyah

2 Caqiidada Al-Waasidiya

Dawrada Barashada Caqiidada

Tusmo

Dawrada Barashada Caqiidada