Tusmo

Kitaabka Xisnul Muslimka ama dhufyaska muslimka waa kitaab yar oo ducooyin badan ku diiwaangashan yihiin. Kitaabkan waa mid Ilaahay barakeeyey, waa kitaabka ugu isticmaalka badan caalamka islaamka, marka laga reebo Quraanka Kariimka ah. Waxa lagu turjumay tobanaan luuqadood oo caalamka ah, waxa qoray Sheekh Saciid binu Cali Al-qaxdaani.

Ducooyinka ku diiwaangashan waa kuwo si maalinle ah loo adeegsado oo hadana kooban oo cajiiba. Guud ahaan ducooyinka ku yaalaana waa kuwa saxiixa. Hoos ka akhriso ama Lasoo Dag.