Tusmo

Matniga Abi Shajaac waa kitaab kuusoo koobaya fiqiga Shaaficaga. Sida la ogsoonyahay dadka soomaaliyeed madhabtoodu waa Shaafici, sidaas darteed kutubada ugu akhriska badan ee dadka bilowga ah ku fiican waxa kamida matnigan lasoo gaabiyey ee Abi Shujaaca. Hadaad rabto inaad akhrisato fadlan hoos ka isticmaal, barnaamijka kuu furaya kitaabka kuna akhriso Online. Hadaad rabto inaad lasoo dagtana ku dhufo calaamada Lasoo Dag.

kitaabkan wuxuu ka koobanyahay dhawr cutub, waxaana kamida:

  1. Kitaabka Dahaarada.
  2. Kitaabka Salaada
  3. Kitaabka Zakada
  4. Kitaabka Soonka
  5. Kitaabka Xajka
  6. Kitaabka Bayca ama ganacsiga
  7. Kitaabka dhaxalka.