Tusmo

Matniga Ujruumigu wuxuu ka warramayaa naxwaha luuqada Carabiga. Taasoo ah luuqadii Quraanka Ilaahay ku qoranyahay, wuxuu lagama maarmaan u yahay qofkasta oo raba inuu fahmo diintiisa suuban. Kitaabkan wuxuu fahan guud kaa siinayaa naxwaha Carabiga.

Kitaabkan yar waxa ku hoos jira cimi balaadhan, waxyaalaha aad ku baranayso waxa kamida:

  1. Magacyada.
  2. Ficilka.
  3. Xarafka.