Kitaabka Minhaajka waa mid kamida kutubta ugu sareysa ee fiqiga Madhabka Shaaficiyada. Waxa kitaabkan qoray Imaamu Nawawi Ilaahay ha unaxariistee. Waa kitaabka hadii qofku sifiican ubarto uu noqon karo mufti ama fiqi yaqaan.