Kitaabkan yar wuxuu ka koobanyahay 30 su’aalood oo aad ugu muhiima in caruurta islaamku ay bartaan, waa bilowga caqiidada qofka muslimka ah. Kitaabkan wuxuu ku qoranyahay Afcarabi iyo Afsoomaali.

Halkan hoose ka akhriso ama lasoo dag.