Kitaabkan wuxuu ka warramayaa sooyaalkii taariikheed ee uu soo maray Alle ha unaxariistee X. Aadam Afqalooc. Waxa kitaabkan qoray Maxamed Baashe X. Xasan.