Tusmo

Kitaabka Arbaciinka waa kitaab Ilaahay barakeeyey, waxa ku diiwaangashan afartan xadiis oo saxiixa kuna haboon in la xifdiyo, waxa kale oo la socota toban xadiis oo siyaado ah, kuwaasoo uu ku daray ibnu Rajab. Kitaabkan, waxa qoray imaamu Nawawi, Ilaahay ha unaxariistee. Imaamkaas oo Ilaahay (swt) kutubadiisa barakeeyey, majiro ama aad ayuu uyaryahay qof muslima oo aan maqlin arbaciinka.

Hadaad rabto inaad ku akhrisato Online, waxaad ka akhrisataa xaga hoose adigoo waynayna (Zoom Out) barnaamijka akhrinaya kitaabka. Hadaad rabto inaad lasoo dagto, taabo calaamada jaalaha ah ee ay ku qorantahay Lasoo Dag.