Soonka Bisha Shacbaan iyo Fadligeeda
Bisha Shacbaan waa bil khayr badan ku duuganyahay, waxa sare loo qaadaa camalada bani aadamka. Waxa danbigooda la dhaafaa muslimiinta aan is xaasidayn