Habeenka bisha Shacbaan ay tahay 15 oo badhtankeeda ah, waxa Ilaahay soo fiiriyaa makhluuqaadkiisa, wuxuuna u dhaafa danbiyada dhamaan dadka oo dhan, marka laga reebo ruux gaaloobay iyo mid cuqdad u haya walaalkiisa muslimka ah.