Waa maxay xukunka qofka sheegta qabiil aanu ahayn.
Dad badan ayaa sheegta qabiilo aanay ahayn, kuwaasoo ku raadsada shaqo, sharciyo, kuraas, waxbarasho, caafimaad iwm. Waa maxay xukunkoodu?
Dad badan ayaa sheegta qabiilo aanay ahayn, kuwaasoo ku raadsada shaqo, sharciyo, kuraas, waxbarasho, caafimaad iwm. Waa maxay xukunkoodu?
Su’aal: Waxan kashaqeya meel hotel ah, balse lagu iibiyo hilibka dooFaarka mrkaa lacagta iga soo gashaa xalal miyaa? ? dadkaygiina ma
Su’aal: Ascwrwbt wll waxan daganahay wadanka Sweden dugsi sare ayaan bilaabi rabaa waxaana rabaa ina barto Kalkaaliso. Dad badan oo