Afuri Walaalkaa (Ramadaan 1441 H ama 2020 M)
Waxaan bishii Ramadaan afurinay 160 Reer oo masaakiina, Ilaahay haka aqbalo dadkii sadaqooyinka lasoo baxay, miisaanka xasanaadka Alle ha ugu daro.