Su’aal:

asc walal su aal guweydinay su asha waxay thy dad baadan aya waxay sameyan gamirada qarson waxay samenayan waxa kamid ah in salada wadada dhexdeda in lagudogado aygo ula jedo dadka inay  kuso adan si lodhaha wa  gamirada qarson diindena maxay qaqabdaadigo mahtsan.

Jawaab:

Ugu horeyn Kamerada qarsoon waa barnaamij la daawado oo inta badan ujeedadiisu tahay waqti lumis iyo ku qosol, wuxuuna xukunkiisu lamid noqonayaa xukunka aflaamta iyo masraxiyaha Comedyga ah ama layskaga qosliyo. Intooda badan kama madhna xumaan, been iyo dumar qaawan oo aan sifiican u asturnayn, sidaas daraadeed ma banaana in la daawado illamaa ay waxyaalahaas xun, beenta iyo heesaha musikada leh ee ku dhex jira laga saarayo.  Wallahu aclam